Saxilnews.com
Axmed Yuusuf Yaasiin oo Dardaaran Culus Siiyay Ergada Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn
July 22, 2018 - Written by editor

Ceel-afwayn(saxilnews)- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Somaliland xukuumadii daahir Riyaale, Axmed Yuusuf Yaasin ayaa waxa uu si adag ula dardaarmay ergada shirka nabadaynta Ceel-afwayn, Isagoo qurba joogta Somaliland uga digay hurinta Colaadaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

COMMENTS
Latest News