Berbera (Saxilnews):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo lahadlaayey taageerayasha xisbiga Waddani ee magaalada Berbera waxaa uu sheegay in kaadhadhkii doorashooyinka Somaliland la iibsanaayo
Suldaanku carabka kumuu dhufanin cida iibsaneysa kaadhadhka balse waxaa uu reer Berbera ugu baaqay in ay ka feejignaadaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=EIEgbdc-N9c