Saxilnews.com
Daawo:-” Kaadhadhkii Doorashooyinka Somaliland Waa La Iibsanayaa ..” Suldanka Guud
October 29, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Berbera (Saxilnews):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo lahadlaayey taageerayasha xisbiga Waddani ee magaalada Berbera waxaa uu sheegay in kaadhadhkii doorashooyinka Somaliland la iibsanaayo

Suldaanku carabka kumuu dhufanin cida iibsaneysa kaadhadhka balse waxaa uu reer Berbera ugu baaqay in ay ka feejignaadaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News