Berbera (Saxilnews):- Agaasimihii wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Saleeban
Siciid Cali isla markaana hore u ahaa maareeyihi hamaaha shidaalka Berbera ayaa shaaciyey in uu iska casilay xukuumada Siilanyo iyo xisbiga Kulmiye
Agaasimaha oo iminka warbaahinta kula Hadley magaalada Berbera waxaa uu si rasmi ah u shaaciyey in uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo uu sheegay in uu arkay in danta Somaliland ay ku jirto