Saxilnews.com
Deg Deg :- Agaasimihii Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Iminka Iska Casilay Xukuumada Iyo Kulmiye Kuna Biiray Waddani .
October 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Berbera (Saxilnews):- Agaasimihii wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Saleeban

 Siciid Cali isla markaana hore u ahaa maareeyihi hamaaha shidaalka Berbera ayaa shaaciyey in uu iska casilay xukuumada Siilanyo iyo xisbiga Kulmiye

Agaasimaha oo iminka warbaahinta kula Hadley magaalada Berbera waxaa uu si rasmi ah u shaaciyey in uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo uu sheegay in uu arkay in danta Somaliland ay ku jirto

COMMENTS
Latest News