Hargeysa(Saxilnews)Qoysas dan yar ah ayaa waxay dib u dageen dhulkii ay daganayeen Booliska Burco ee dhawaan la sheegay inuu ganacsato ka iibiyay wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cali Mareexaan,waxaana ay qoysaskaasi fariin u direen madaxwayne Siilaanyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=lXoqVxsuEbw