Saxilnews.com
Daawo:-Qoysas Dan Yar Ah Oo Dib U Dagay Dhulkii Ay Daganayeen Booliska Burco Ee Uu Iibiyay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Nuxurka Weedho Ay Qoysaskaasi U Direen Madaxwayne Siilaanyo  
October 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Qoysas dan yar ah ayaa waxay dib u dageen dhulkii ay daganayeen Booliska Burco ee dhawaan la sheegay inuu ganacsato ka iibiyay wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cali Mareexaan,waxaana ay qoysaskaasi fariin u direen madaxwayne Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=lXoqVxsuEbw

COMMENTS
Latest News