Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Muj Timacade oo ka mid ah mudanayaasha golaha deeganka magaaladaHargeysa waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqaata uu hawda u mariyey maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco
Xildhibaanka ayaa sheegay inuu dhawaan soo bandhigi doono hanti boob iyo lacago uu lunsadey Maayarka Hargeysa oo uu xog ogaal u ahaa .
Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay In Cabdiraxmaan Solteco uu ku fashilmay wax u qabashadii magaalada Hargeysa oo uu safaro uu Muuse Biixi ugu olaleynaayo gobaladii dalka ku maraayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=Bjm-c_WyiVE