Saxilnews.com
Daawo:- Xoghayahii Hore Ee Gobolka Maroodi-Jeex Xamse Ciise Cabdi Oo Ka Baxay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Waddani
October 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Xoghayahii Hore Ee Gobolka Maroodi-Jeex Mudane Xamse Ciise Cabdi Ayaa Sheegay In Uu Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga Waddani,

Mudane Xamse Ciise Cabdi Ayaa Aha Kaambeenar Dhalinyaro Ah Oo Awoodd Badan Ku Leh Gudaha Magaalada Hargaysa Gaar Ahaa Degmadda Axmed Dhagax, Waxaanu Sheegay In Uu Laga Bilaabo Maanta Uu Ka Mid Yahay Xisbiga Waddani

Halkan Ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News