GABILEY (Saxilnews) Gudoomiyaha Iyo Afhayeenka Gudidii Qabanqaabada Shirka Dhalinyarada Gobolka Gabiley Cabdiqaadir Muuse Cilmi Iyo Cabdi Cabdilaahi Daahir Ayaa Si Rasmi Ah U Shaaciyay Xiliga Uu Qabsoomi Doono Shirkaasi Aayo Ka Tashiga DHalinyarada Gobolka Gabiley Ee (DANGARAD) , Waxaa Ay Sidoo Kale Soo Bandhigeen 50 Neef Oo Adhi Ah Oo Loogu Talo Galay Qabsoomida Shirka , Iyagoo Sidoo Kale Kaslsooni Ka Muujiyay Qabsoomida Shirkaasi Oo Ay Sheegeen In Dhalinyarada Gobolka Ugu Yaraan 10 SHir Doceed La Soo Galeen .
GABILEY /OFFICE
berbera2002@gmail.co