Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Somaliland Saleeban Maxamuud Adaan waxaauu ka hadley madaxweynaha cusub ee xalay loo doortey dalka aynuu jaarka nahay ee Somaliya .
Gudoomiyaha ayaa ugu horeyn waxaa uu hanbalayo u diray madaxweynahaas cusub isla markaana uu u rajeynaayo in uu noqdo kii Somaliya alleh u barakeeyo
Sidoo kale Gudoomiye Saleeban waxaa uu sheegay in madaxweynahaas cusub ee dalka Smaliya Xalay loo doortey Muddane Farmaajo uu yahay shaqasi dalka Somaliland Saameyn ku yeelan kara
” Madaxweynaha cusub ee Somaliya Hanbalyo ayaan leeyahay , Soomaliyana alleh ha u barakeeyo , Sameyna wuu ku yaalan karaa Somaliland oo dal weyn oo Soomali ah buu ka madax yahay ” ayuu yidhi gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=AqtWiP-Ua4E