Saxilnews.com
Daawo:-“Madaxweynaha Cusub Ee Somaliya Saameyn Ayuu Ku Yeelan Karaa Somaliland ..” Gudoomiyaha Golaha Guurtida
February 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Somaliland Saleeban Maxamuud Adaan waxaauu ka hadley madaxweynaha cusub ee xalay loo doortey dalka aynuu jaarka nahay ee Somaliya .

Gudoomiyaha ayaa ugu horeyn waxaa uu hanbalayo u diray madaxweynahaas cusub isla markaana uu u rajeynaayo in uu noqdo kii Somaliya alleh u barakeeyo

 

Sidoo kale Gudoomiye Saleeban waxaa uu sheegay in madaxweynahaas cusub ee dalka Smaliya Xalay loo doortey Muddane Farmaajo uu yahay shaqasi dalka Somaliland Saameyn ku yeelan kara

” Madaxweynaha cusub ee Somaliya Hanbalyo ayaan leeyahay , Soomaliyana alleh ha u barakeeyo , Sameyna wuu ku yaalan karaa Somaliland oo dal weyn oo Soomali ah buu ka madax yahay ” ayuu yidhi gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News