Hargeysa (Saxilnews) Mudarhraadkan ayaa mid lagu taageerayay Madax banaanida Somaliland waxaana si gaara loogaga soo horjeeday gomaankii urur goboleedka IGAD uu soo saaray.
Geesta kale waxaa mudahraadkan balaadhan ee aan loo kala hadhin lagu taageerayaay gomaankii Madaxweynaha
Somalilland uu ku kala qaaday doorashada madaxtooyada iyo ta wakiilada.
Halkan Hoose Ka Daawo
Daawo :- Sawiradda Muddaharaadka Maanta Dhacay Magaaladda Hargaysa Ee Lagaga Soo Horjeeday IGAD Iyo Muqdisho