Berbera(Saxilnews.com)-Wasiirka Cusub ee wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Cumar Shuceyb Maxamed oo dhawaan Magacaabay Madaxweynaha somaliland ayaa maanta sibalaadhan loogu soo dhaweeyay deegaamada udhexeeya Berbera iyo hargeysa iyada oo degaamada sida baladhan loogu soo dhaweeyay ee uu fagaaraha kala hadlay dadweynaha ay kamid ahaayeen Awbarkhadle, dhubato, Dacarbudhuq,Sheekh Abdaal, Lafaruug, Xamaas,Derigidle iyo magaalada Berbera,
https://www.youtube.com/watch?v=frdGAeE1rpo