Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”WASIIRKA DHAWAAN LOO MAGACAABAY WASAARADA GANACSIGA OO SI BALAADHAN LOOGU SOODHAWEEYAY DEEGAAMADA UDHEXEEYA BERBERA IYO HARGEYSA
August 24, 2016 - Written by cali abdilaahi

Berbera(Saxilnews.com)-Wasiirka Cusub ee wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Cumar Shuceyb Maxamed oo dhawaan Magacaabay Madaxweynaha somaliland ayaa maanta sibalaadhan loogu soo dhaweeyay deegaamada udhexeeya Berbera iyo hargeysa iyada oo degaamada sida baladhan loogu soo dhaweeyay ee uu fagaaraha kala hadlay dadweynaha ay kamid ahaayeen Awbarkhadle, dhubato, Dacarbudhuq,Sheekh Abdaal, Lafaruug, Xamaas,Derigidle iyo magaalada Berbera,

COMMENTS
Latest News