Hargeysa(SaxilNEws) Agaasimaha guud ee dhawaan madaxwayne Siilanayo usoo magacaabay wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badaha ayaa maanta ka hadlay sida uu u arko xilka losoo magacaabay,isaga oo sheegay inuu qaranka ugu shaqayn doono si cadaaladda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka