Saxilnews.com
Daawo:- Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Farah Oo Soo Bandhigey Waxyaalaha Ka Caawiya Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Orodka
August 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ayaa ka sheekeeyey marxaldihii uu soo maray iyo waliba waxyaalaha mar kaste ka caawiya inuu guulo ka gaadho tartanada orodka caalamka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News