Hargeysa (Saxilnews)Deg Deg Xukuumada Oo Soo Abaabushay Shaqsiyaad Kooban Oo Ay Hor Keeneen Aqalka Golaha Wakiilada Oo Taageersan Heshiiska DP-World.
xukuumada somaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku hawlanayd sidii dadka ay uga dhaadhicin lahayd heshiiska shirkada DP-World ee ay ku wareejinayso xukuumadu dekeda caalamiga ah ee magaalada berbera ayaa saaka soo abaabushay shaqsiyaad taageersan heshiiskaasi oo hor yimi aqalka golaha wakiilada si ay u dalbadaan in ay ansixiyaan heshiiskaasi golahu.
halkan hoose kadaawo sawiro.