Saxilnews.com
DEG DEG XUKUUMADA OO SOO ABAABUSHAY SHAQSIYAAD KOOBAN OO AY HOR KEENEEN AQALKA GOLAHA WAKIILADA OO TAAGEERSAN HESHIISKA DP-WORLD.
August 8, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews)Deg Deg Xukuumada Oo Soo Abaabushay Shaqsiyaad Kooban Oo Ay Hor Keeneen Aqalka Golaha Wakiilada Oo Taageersan Heshiiska DP-World.

xukuumada somaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku hawlanayd sidii dadka ay uga dhaadhicin lahayd heshiiska shirkada DP-World ee ay ku wareejinayso xukuumadu dekeda caalamiga ah ee magaalada berbera ayaa saaka soo abaabushay shaqsiyaad taageersan heshiiskaasi oo  hor yimi aqalka golaha wakiilada si ay u dalbadaan in ay ansixiyaan heshiiskaasi golahu.

halkan hoose kadaawo sawiro.

13880351_10206840651635001_6934770727485096069_n13912820_10206840653315043_3257866551634324989_n

COMMENTS
Latest News