tahriibayaal ah oo lagu qiyaasay ku dhawaad 600 oo qof ayaa ku dagtay badda midhtareeniyaanka ee u dhaxay dalalka masar iyo talyaaniga.
Waxana doontani iny dagto u sababa sida la sheegay kadib markii ay dadkii saarnaa doontasi ay dhinac uwada bateen kadib markii ay arkee markab laga leeyahay dalka talyanig oo u socday markii uu arkay doonta u badbaadiyo taasina ay sababtay inay dagto doontu.
Ciidamada badda ee dalka talyaaniga ayaa dadkaasi ku qarqoomay badda u fidiyay gurmad tasi oo sida la sheegay lagu soo badbaadiyay dad gaadhaya 563 qof balse wali ma jiro warar sheegaya tirade dadka ku dhintay doontasi degtay.
Tvga Al-jasiira qaybtiisa carabiga ayaa soo bandhigay sawirada iyo muuqaalka doontasi degtay.
Waxii warar ee soo kordha kala soco shabakada wararka ramaasnews