Hargeysa(saxilnews.com)-Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida hay’adda shaqaalaha dawladdu ay tixraacayaan sharciga shaqaalaha dawladda Qoddobada 34-aad, in guud ahaan shaqaala weynuhu fasax yahay.
Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraala oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha hay’adda shaqaàlaha Farxaan Aadan Haybe.