Saxilnews.com
HAY’ADDA SHAQAALAHA SOMALILAND OO FASAX GELISAY SHAQAALAHA DOWLADDA
April 30, 2021 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida hay’adda shaqaalaha dawladdu ay tixraacayaan sharciga shaqaalaha dawladda Qoddobada 34-aad, in guud ahaan shaqaala weynuhu fasax yahay.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraala oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha hay’adda shaqaàlaha Farxaan Aadan Haybe.

COMMENTS
Latest News