Xuska Sanad Guurada 26 Aad ee 18 May Ayaa Lagu Qabtay Dalka Jabuuti + SAWIRO

0
18
Jabuuti (Saxilnews) Xaflad Aad loo soo aagaasimay oo lagu xusayo Sanad guurada 26 aad ee 18 may ayaa xalay lagu qabtay Jamhuuriyada Jabuuti ,

Xafladan oo ay Soo agaasimtay Safaarada Somaliland ee Dalka Jabuuti Ayaa lagu qabtay Cornich Hotel Jabuuti , Xafladan oo ay Kasoo Qaybgaleen Safiirka Somaliland ee Jabuuti Ambassador Cabdifataax Siciid Axme , Madax Kasocotay Xisbiga Mucaaridka ee Ucid iyo Jaaliyada Jabuuti ee Dalka Somaliland .

Xafladan oo Cinwaankeedu Ahaa Caawi Dadka Abaaraysan ayaa Kusoo Gabagabawday Jawi Qurxoon ,

COMMENTS

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here