Berbera (Saxil News.com)-Xuska Maalinta Biyaha Aduunka Ayaa Si Wayn Looga Xusay Caasimada Gobolka Saaxil Ee Berbera ”
Munaasabadan Ayaa Ka Dhacday Xarunta Wakaalada Biyaha Berbera Waxaa Kasoo Qaybgalay Maamulka Gobolka Iyo Degmada Berbera Iyo Wlaiba Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Maamulka Iyo Shaqaalaha Biyaha Berbera
Ugu Horayn Halkaasi Waxaa Ka Hadlay Mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera Cabdiraxmaan Carta Geedi Waxa Uu si Qoto Dheer Uga Waramay Biyaha Iyo Marxaladihii Ay Soo Mareen Isag Oo Sheegay Inay Magaalada Berbera Wakhtigan Haysto Biyo Ku Filan Balse Loo Baahan Yahay Inay Bushada Magaalada Berbera Ay Ku Dadaasho Sidii Ay Wakaalada Gacan Usiin Lahaayeen .
Maayar Kuxigeenka Berbera Bashe Yacquub Oo isaguna Madasha Ka hadlay ayaa soo Dhaweey Waxbadka Wakaalada Biyaha Berbera
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Bidaar Ayaa Isguna Sheegay Inay Xukuumada Somaliland Ay wado Qorshayaal Lagu Balaadhinayo Biyaha Berbera Balse Ilaa Hada Aanay Maqal Wax Sheegay In Bisha Berbera Lagu Wareejinayo Dad Gaar AH Ama Madax Banaan
Gudoomiyuhu Waxaa Ku Tilmaamay Waxaan Dhici Karin Wareejinta Wakaalada Biyaha Berbera
Dad Aad Utira Badan Ayaa Halkaasi Ka Hadlay Soona Dhaweeye Waxbaqabadka wakaalada Biyaha Berbera
berbera2002@gmail.com