XUSEEN DAYR XOGHAYAHA GUDIDA COVID19 OO JAWAAB KULUL KA BIXIYAY EEDIHII GUDOOMIYAHA SOLJA ,KUNA TILMAAMAY MASUUL AAN GARANAYN SHAQADIISA

0
18

Hargeysa(saxilnews.com)-Xoghayaha guud ee gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka covid19 Eng Xuseen Aadan Cige(Dayr) ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo maanta gudida uu ujeediyay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland Xuuto.

 

sidoo kale Xoghaye dayr ayaa faah faahin ka bixiyay qoraal uu hore ugu soo gudbiyay Gudoomiyaha Ururka Solja kuwasi oo baalmarsanaa shaqada uu hayo balse uu umuuqday masuul ku fadhiistay kursigii Hantidhowraha Guud.

Dhanka kale Xoghayaha guud ee gudida ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha gudoomiyaha solja usoo jeediyay gudida Covid19.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here