Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay Jabhad cusub oo la sheegay in lagaga dhawaaqay bariga gobolka Sanaag iyo shirar ka dhan heshiiskii xukuumadda Somaliland iyo kooxda Khaatumo ku dhex-maray magaalada Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=OQICpAeKuFA