Xukuumadda Somaliland Oo Cashuurta Ku Kordhisay Jaadka Dalka Soo Gala + [ Muuqaal ]

0
21

Hargeysa (Saxilnews.com):- Wasaaradda Maaliyadda ayaa cashuur ku kordhisay jaadka dalka soo gala, waxaanay ganacsatada qaadku ka muujiyeen cashuur kordhintaas cabasho.

Ma jiro war rasmi ah oo ay wasaaradda maaliyadu ku xaqiijisay cashuur kordhintan, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in baagga jaadka ah lagu kordhiyay cashuur u dhiganta 10%.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here