Hargeysa(Saxilnews):-Xukumada Somaliland ayaa waxa ay ka hadashay mooshin la hor keenay xildhibaanada barlamaanka Somaliya oo ku saabsan saldhiga Milatari ee Magaalada Berbera laga siiyey Dawlada Imaaraatka Carabta.
Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa waxa uu sheegey in ay Somaliya uga digayaan farogalinta arimaha horumarineed ee ka socda Somaliland isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan uga noqdaan arintaasi.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=QW9jst12qL4