XUKUMADA SOMALILAND OO GUBTAY JAADKII UHOREEYAY OO SHARCIDARO DALKA KUSOO GALA

0
25

Hargaysa (Saxilnews.com)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa ilaa habeenkii xalay soo qab qabtay jaad tiro badan oo la doonayay in uu Somaliland sharci daro kusoo galo kaidb markii xukumadu joojisay qaadka dalka soo galaya.

Taliska ciidanka booliska ayaa goob fagaare ah ku gubay qaadkii ugu tirade badan ee ay qabteen ciidamada booliska Somaliland.

Waxaana fagaaraha lagu gubayay jaadkan oo joog saraakiisha ciidanka booliska iyo xubno ka socda gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee gobolka maroodi jeex,

Taliska  Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ayaa sheegay in qaadkan ciidamada Boolisku gacanta ku so dhigeen uu ka koobna 200kilo Oo Jaadka Jabis ah ee dhaadheer iyo 100 Marduuf oo Dadar ah..

 

Dhanka kale Kale waxay  Ciidamadu La Wareegeen Gaadiidkii Siday Qaadka Oo Ahaa Laba Baabuur 

 

www.saxilnews.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here