Xisbiga UCID Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland

0
20

Hargeysa (Saxilnews):- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Maxamed Xassan Khayre (Shabaash)ayaa waxaa uu madaxweyne Siilanyo ugu baaqey in wasaarada Ganacsiga u soo magacaabo qof shaqada wasaaradaas aqoon u leh .

 

Sidoo kale Afhayeenka ayaa waxaa uu sheegay in kaalintii wasaarada ganacsigu ay ku laheyn arimaha sicir bararka iyo xakameyntiisa ay gabtey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=og11CGqaezA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here