XISBIGA KULMIYE OO KA HADLAY WARARKA SHEEGAYA IN FARATOON UU IS CASILAYO!

0
16

Hargeysa(saxilnews.com)-Afhayeenka xisbiga KULMIYE Cabdinaasir Buuni ayaa jawaab ka bixiyay warwar ku aaddan inuu is casilayo Xil. Faratoon oo xisbigaasi uga soo baxay gobolka Sool.

War shalay ku soo baxay Wargeyska Waaberi ayaa lagu sheegay in Xildhibaan Faratoon tashi badan ka dib qorshaynayo in uu iskaga tago xilka Golaha Wakiillada oo aanu xiiso u hayn xildhibaannimo maaddaama oo uu hore uga soo mid noqday Golahan laakiin Afhayeenka KULMIYE ayaa arrintaasi si dhakhso ah uga falceliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here