xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi bidhi waa mid ka mid ah xildhibaanada ugu firfircoon guud ahaanba xildhibaaanada

0
31
xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi bidhi waa mid ka mid ah xildhibaanada ugu firfircoon guud ahaanba xildhibaaanada gobolka togdheer laga soo doortay ee isagu jira baarlamanka iyo golaha deegaanka marka loo eego kaalinta muuqata iyo waxqabadada la taaban karo ee u ku soo kordhiyaay gobolka togdhheer hadab marka laga yimaado tan iyo waqtigii loo doortay jagada xildhibaanimada ka hor xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi bidhi wax uu taageero iyo waxqabad joogtaah la garab taagna bulshada gobolka togdheer sidoo kale xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi bidhi wax uu door wayn hore uga soo qaatay taagerida dhalinyarad gobolka togdheer isagoo udhuuun daloolay dhinacayada isboortiska ee gobolka togdheer markastan kaalmooyin wax ku oola kal qaadan jiray horumarintooda ilaa haatana gacantan ku hayaa sidii loo horu marin lahaa xulka kubada cagta ee gobolka togdheer sidoo kale xildhibaan bidhi wax uu horumar muuqatada oo la taaban karo ka sameeyaay ka hor intaanu noqon xildhibaanka dhinacayad adeegyad aasaasigaa ee bulshada daryeelka iyo xanaanayanta dadka tabaalaysan iyo waliba dhisida iyo dhiiri galinta dhalinyarada gobolka togdheer xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi wax uu goor kasta iyo waqti kasta si toos ah ula shaqayn jiray masuul kasta oo loo oo magacaaabo gobolka togdhheer isagoo xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi bidhi markasta la kaashanaya maamulka waqtigaasi jooga wax uu deeqo kal duwan oo isagu jirt qalab iyo waliba hantiyo tiro badan uu markasta ku wareejin jiray maamulka gobolka togdheer ee waqtigaasi jooga hadab xildhibaan mubaarig yuuuf cilmi markii loo doortay jagada xildhibaanimada ee degmada burco wax uu si toos ah u sii watay shaqadiisa isagoo aan intaasi kagag tagin taageerada bulshada iyo horumarinta gobolka iyo degmada ba hadab xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi wax uu ku guulaystay in uu si rasmi ah u qaban qaabiyo isuguna xidho qurba jooga gobolka togdheer iyo maamulka gobolka iyo ka degmada burco oo aan hore ujirin kaasi oo ay qurba jooga gobolka togdheer baahi wayn uqabeen sidoo kale xildhibaan bidhi waxuu ka hawlgalay daryeelida iyo xanaanaayanta dadka iygu lixaadkala ee ku nool gobolka togdheer isagoo kaashanaya badhsaabka waqtigaasi xilka hayaay mr cabdoo ahmed aayar ahaana badhasaabkii kaliya ee ilaa haatan xasuus maguurtaah ku reebay dhisayna dugsiga dhagoolayaash ee gobolka togdheer kaasi oo lagu magacaabo cabdoo ahmed aayar dhankakaale xildhibaan mubaarig yuuuf cilmi bidhi waxuu bishan gudaheeda ka hirgaliyaay dugsiga xanaanayanta iyo daryeelka darbi jiifta ee gobolka togdheer kaasi oo la kaashaday maamulka golaha degaanka ee degmada burco kaasi oo aan hore uga jirin guud ahaanba gobolka togdheer iyadoo sikastab ha ahaate xildhibaaan mubaarig yuusuf cilmi bidhi ayaa ah xildhibaanka iyo shaqsiga kaliyah ee ilaa hada waxqabad iyo taageero noocasi ahi ka hirgaliya gobolka togdheer iyadoo aanay jirin tan iyo waqtigii la soogalay dalka shaqsi siyaasyaha oo gobolka togdheer waxqabad noocaasi oo kalahi bale masuuliyinta iyo siyaasiyiinta kale ee gobolkani laga soo doorto ayaa iyagu ah kuwo bulshda gobolkani togdheer ku minja habaabiya balan qaadyo aan la garaanayan meesha ay ku danbaynayaan balse xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi bidhi ayaa ah xildhibaanka ay bulsshda gobolka togdheer ku dhaqan iyo dibadiissaba ay uriyaaqeen waxqabadka muuqada iyo baasha dahabkaah ee uu kagag jiro waxqabadka gobolka togdheer iyagoo markasta iyo meelkasta ku qaada dhigaya fir fircoonaanta cajiibkaahg ee uu la dhex qaadayo badwaynta siyaasada iyo dareenka iyo hamiga wadaniyadeed ee dhabtaah ee ku jira kaasi oo uu markasta iyo meelkata uu joogo kagag ariminayo waxqabadka gobolka togdheer isku soo wada duubo xildhiban mubaarig yuusuf cilmi bidhi ayaaa ah xildhiibaanka kaliya ee bulshada gobolka togdheer la garab taagan tageerada iyo horumarinta dhinacayada bulshada ee gobolka togdhheer iyadoo ay hore u jireen xildhibaanada baarlamanka ka tirsan oo gaadhaya ku dhawaad 15 xildhibaan ayaan ilaa hada lahayan hal xildhibaan oo udhigama marka laga reebo xildhibaan cali mareexaan oo ay majeertaan qaar kamid ah bulshada gobolka togdheer
WQ…AHMED MIYAAMI
miyaamift2@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here