Hargaysa (Saxilnews.com)-“Waa sharci darro in maalin walba layidhaa qofbaa la waayay meesha lagu xidhay!!!
Waa waajib saaraan hay’adaha ammaanka inay ehelka iyo asxaabta u sheegaan halka lagu xidhay iyo sababta loo xidhay wariye Cabdisalaan Germany