Suuqa kala iibsiga Janaayo ayaa soo xirmaya maanta iyadoo kooxaha uu ka soo dhamaanayo waqtigii ay heshiisyo ku dhameystiri lahaayeen.
Heshiisyo waa weyn ayaa waqtigaan oo kala la dhameystiri jiray sida heshiiskii Luis Suarez ee 2011 halka Nemanja Matic iyo Van Dijk lala soo wareegay bisha Janaayo si la mid ah Bruno Fernandes.
Liverpool ayaa inta badan saxiixyo sameyn jirtay bishaan iyagoo haatan ku jira dhibaato dhaawacyo daafaca ah laakiin weli heshiis ma aysan dhameystirin inkastoo ay ku dhow yihiin dhameystirta saxiixa Ben Davies oo ay 2 milyan ginni ka soo bixinayaan.
Manchester City iyo Chelsea waxay doorteen inaysan wax saxiixyo ah sameynin bishaan Janaayo halka Arsenal ay amaah kula soo wareegtay Martin Odegaard.
Arsenal
Waxaa U Yimid
Omar Rekik (Hertha Berlin) – £500,000
Mat Ryan ( Brighton ) – Amaah
Martin Odegaard ( Real Madrid ) – Amaah
Waxaa Ka tagay
Sead Kolasinac (Schalke) – Amaah
William Saliba (Nice) – Amaah
Daniel Ballard (Blackpool) – Amaah
Matt Macey (Hibernian) – Lama Oga Lacagta
Sokratis (Olympiacos) – Bilaash
Mesut Ozil (Fenerbahce) – Bilaash
Chelsea
Cidna Ma Imaanin
Waxaa Ka Tagay
Charlie Brown (MK Dons) – Lama Oga Lacagta
Lucas Piazon (Braga) – Lama Oga Lacagta
Danny Drinkwater (Kasimpasa) – Amaah
Fikayo Tomori (AC Milan) – Amaah
Baba Rahman PAOK) – Amaah
Liverpool
Cidna Ma Imaanin
Waxaa Ka Tagay
Liam Millar (Charlton) – Amaah
Adam Lewis (Plymouth) – Amaah
Man City
Cidna Ma Imaanin
Waxaa Ka Tagay
Morgan Rogers (Lincoln) – Amaah
Man Utd
Waxaa U Yimid
Amad Diallo (Atalanta) – Saxiixii xagaaga oo la dhameystiray
Waxaa Ka Tagay
Max Haygarth (Brentford)
Ethan Laird (MK Dons) – Amaah
Luca Ercolani (Carpi) – Lacagta Lama Oga
Timothy Fosu-Mensah (Bayer Leverkusen)
Di’Shon Bernard (Salford) – Amaah
Jesse Lingard ( West Ham ) – Amaah
Tahith Chong (Club Brugge) – Amaah
Facundo Pellistri (Alaves) – Amaah