Berbera (Saxilnews.com)-Xaruntii Kaluumaysiga Oo La Wareejiyey Wakhtigii Kal Guurka Iyo Waraaqihii Heshiiska Oo La Helay .
wasiirka wasaarada kaluumaysiga ee Hore oo aanu wax ka waydiinay arintani ayaa sheegay inay guud ahaanba ka noqdeen heshiiskaasi oo ahaa bilihii lasoo dhaafay kadib markii ay is afgaran waayeen shirkadaasi doonaysay inay lagu wareejiyo xarubnta kaluumaysiga Berbera ,balse hadalada wasiirka hore ee kaluumaysiga ayaa ahaa kuwo is burinaya daqiiqdo kadib waraysigaasi waxaa uu ku sheegay inaanu wax war ahba ka haynin waraaqahaasi laga saxeexday .