WAXYAABAHA UU QABTAY EE LAGU XASUUSANDOONO MAAYIR CABDISHAKUUR CIDIN,.
1-shaqaale siinta dhalinyaradii ugu badnayd ee magaalada berbera iyagoo mansabyo ka haya dawlada hoose, sida agaasimayal, madax qaybyo, iyo shaqaale hoosad kale oo dhamantood yihiin dhalinyaro.
2-isagoo ku guulaystay hashiishka magalada iyagoo albaabka gurigaga kugu imanayo shaqaalaha dawlada hoose u qaabilsan hashiishka oo aan laga qaadin lacag dadka halka magaalooyinka wadanka qaar lacag lagaa qaadayo waana wax illahay loogu mahadnaqo noqo, waana waxyaabaha loo doortay waana ku amaanaya fulinteeda maayir cabdishakuur cidin.
3-in xaafadaha magaalada berbera u sameeyey gudiyo dhalinyaro oo ka qayb qaata baahiyaha ka jira xaafadaha, iyagoo hadana laodhankaro faalay u baahantahay shaqada ay u Hayaan xaafadaha, iyagoo sinaba cid uqancin, laakiinse ay tahay sameenta gudida ay tahay wax wanagsan.
4-isagoo sameeyey xubin u dhaxaysa dhalinyarada iyo maayir iyadoo hadana waxay u baahanyahay faalo ¡ anigoo xubinta hada haysa xilkaa oo ah c/fataax uu yahay wiil hawlkara ,maadama wax balaadhan aan shaqada laga qaban marka laga tagi waayo xoga dhalinyara oo la kulmay, hadana saluug sanyihiin lakulanka dhalinyarada, lakinse wanaagsan wax badana ka tarikarta suaalaha ka dhexguuxaya dhalinyarada
Dad ayaa moodaya inaan qarinayo waxyaabaha uu qabtay, iyagoo ay jiran waxyaabo badan oo hadhay hadana waanu sheegaynaa waxa la qabtay iyo waxa aan la qaban
Waxan ka cudur daaranaya cidi i busteen, laakiin aan soo bandhigo xaqiqada gobolka wa bilaa tawfiiq