Hargeysa(Saxilnews) Dhalinyaro ciyaartooyo ah oo ciyaarta kubadda cagta kana soo kicitimay magaalada burco si ay ula soo ciyaaraan dhigooda magaalada hargeysa,ayaa waxay sheegeen dhalinayaraddani inay u tageen wasiirka ciyaaraha somaliland isla markana ay kala kulmeen wax lama filaan ah isaga oo ugu jawaabay hadalo xanaf leh.waxanay fariin u direen madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyaga oo ugu baaqay inuu si deg deg ah wax uga qabto wasaarada ciyaaraha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka