Muqdisho (Saxilnews.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashadii ka qabsoontay Somaliland oo uu sheegay in tahay mid ku dayasho mudan oo aan ka dhici wadamada africa.
Sidoo kale madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa bogaadiyay shacabka somaliland Iyo hogaanka dalka,
Dhanka kale xasan sheekh ayaa xusay sida looga badiyay xisbi xaakimka somaliland iyo in aanu ku kicin wax doorashada ku lid ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;