Hargeysa(Saxilnews) – Marka la joogo Jasiirada lamu dameerku waa qiimo aan cidina ka dhergsanayn qofka aan mulki u lahayna waxaa ku adag in uu shaqaysto qofkii aan dameer haysana waxa dhici karta inuu soo kiraysto mid kale si uu yowmihiisa ugala soo baxo.