Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Guddida dib u habaynta Shuruucda JSL La taliyayaasha Wasaaraddasi Iyo qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedada ayaa weftidii uu hogaaminayey Xildhibaan Gavin Williamson u soo Bandhigay Horumarka Dhinaca Shuruucda ee ay Somaliland Samaysay soddonkii Sanno ee u dambeeyay .
Iyadoo Halkaa lagu soo Bandhigay nuqulo Ka mid ah Xeerarkii Somaliland samaysatay Wixii Ka horeeyay