Hargeysa(saxilnews.com)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa shaaciyay in ay jiraan dugsiyo dhiga buugaag manhajka iyo diinta islaamka iyo dhaqan waafaqsanayn dhiga
Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadayaan masuuliyadeeda ay leeyihiin cidii lagu qabto iyo iyagoo dhigaya buugaagtaa diinta islaamka iyo dhaqanka suuban ee waxbarashada Somaliland ka hor imanaysa