WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALILAND OO SHACABKA TACSIYADEEYAY GEERIDA GARAAD CISMAAN GARAAD MAXAMUUD OO SOOYAAL DHEER KU LAHAA SOMALILAND.

0
23

Hargeysa(saxilnews.com)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa Shacabka iyo Qaranka Somaliland Ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Garaad Cismaan Garaad Maxamuud oo Ka mid ahaa Madax-dhaqameedka faca weyn ee Reer Somaliland, waxaanu ka taariikheeyey Sooyaalkiisii Dhaqan iyo Siyaasadeed ee uu ku lahaa Jamhuuriyadda Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here