Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasiirka ganacsiga somaliland Maxamuud Sacad Saajin ayaa shaaca ka qaaaday inuu u tartamayo kursiga kuxigeenka xisbiga kulmiye shir waynaha xisbiga ee soo socda maruu manta saxaafada kula hadlay magaalada Hargaysa ee somaliland.