Warka Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Ka Hadlay Sababaha Kaliftay Inuu Ka Hadho Waftigii Wasiirada Ahaa Ee U Baxay Dalka Imaaraadka Carabta By Abdisalaan Harir - September 3, 2016 0 13 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Saxilnews) Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland ayaa ka hadlay sababaha kaliftay inuu ka hadho wafti wasiiro ah oo u baxay dalka imaaraadka carabta. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka