WASIIRKA ARIMAHA DIBADA DALKA TAIWAN OO XAFIISKIISA KU QAABILEY WAKIILKA SOMALILAND UFADHIYA TAIWAN.

0
18

Tapei(saxilnews.com)-Wasiirka Arrimaha Dibedda  Dalka Taiwan Joseph Wu Ayaa ku qaabilay  Xarunta Wasaaraddda Arimaha dibadda , wakiilka Somaliland Ee Dalka Taiwan Amb. Mohamed Omer Hagi.

Wasiir joseph wo iyo amb. Mohamed hagi ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim ah ay ku saabsan xidhiidhka labada dal iyo dardar gelinta hawlaha iskaashi eenka dhaxeeya.

Waxaana wasiirku bogaadiyey furitaanka xafiiska Somaliland ee Taiwan oo la furi doono malinta berri ah 9 bisha September 2020.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here