Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Caafimaadka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Iska Casilay Xisbiga KULMIYE Eedaymo Kululna Ku Ganay Xisbiga KULMIYE

0
15

Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil ayaa shaaca ka qaaday maanta inuu iska casilay xisbiga KULMIYE oo uu muddo badan ka tirsanaa,waxaana uu eedaymo kulul usoo jeediyey xisbiga KULMIYE.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.

Saxilnews.com

Hargaysa /Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here