Muqdisho (Saxilnews) Wasiirkii hore wasaaradda dekaddaha iyo gaadiidka Nuur Faarax Xirsi ayaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.
Waxaana warbaahinta u xaqiijiyay ehelada wasiirka in uu maalmihii ugu danbeeyay uu xanuun u jiifay, hase ahaate ay habeenkii xalay ahaa tiisi noqotay.
Alle how naxariiste waxaa uu wasiir Nuur Faarax ka tirsana xukuumaddi hore ee uu hogaaminayay ra’iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake.