Sheekh-(Saxilnews.com)-Sidaynu wada ogsonay wasarada biyaha somaaliland waxay isku dayday ama samaysay sii kastoa oo Wakalada biyaha ee berbera ay uga bixilayd gacan ku haynta dawlada hoose ee degmada berbera .
Gorgortan badan kadib waxay ku gulaysatay wasaradu hawlgalinta mamul cusub iyo masul ay uu Dhiibto, mudo kadib waxa sii isdaba joga isuso taray caboshoyiinka biyo la,an soo fodsartay bulshada Ku dhaqan magalo xebeda berbera .
Waxana sii toosa uga bilamatay biyo dhan horleh iyado ad arkayso boyado udhamiinaya qaar kamida ah xafadaha Kala duwan ee gudaha magaalada berbera amurtan waxay kuso begmaysa xilii ay ad uu kulushay oo Lafiilayo malmaha soo socda in ay sii toosa uga dhofaan xoolo aad uu tiiro badani .
Maamulka dawlada hoose ee berbera aya la odhan kara waxay ka gabiiyen qorshayashii ay kaga qayb Qadan jiren xalada biyo yaraned markay dhacdo iyo siyasadii ay ku kala hagi jireen dadka ku dhaqan Magaalada berbera iyo xoolaha tirada badan ee sanadwaliba xiliga carafada loo dhoofiyo dawlada sacuudiga Waxana la odhan kara wa ta dhalisay in ay gadha halki ugu darnayd xalada biyo la,aned ee so fodsaratay Xaruunta gobolka saxiil ee magaalada berbera .
Hadaba su,asha is waydiinta mudan ayaa noqonaysa masuliyinta wasarada biyuhu maqaadi donaan Talaabo ay dib ugu celinayaan ama markale ay ku hoos geyaan maamulka wakalada biyaha dawlada Hoose ee berbera ?
Haday jawaabtu tahay maya mayer cabdishakur maxamud xasan ma noqon doona masuul uguntada Sidii ay biyo u helilahayen shacabka ku dhaqan magalada berbera oo ah kuwa uu codkodu uu sahlay Gudomiyenimada golaha deganka ee dagmada berbera ?
Amurtan ayaa sii wayn ay bulshadu uga warwar qabta madamo anay muqaan dhaqdhaqaqo lataban Karo oo ay qaadeen dhinacyada kala ah wasarada biyha S/land iyo dawlada hoose ee magalada Berbera .ee ku aadan xalada biyo la,aned ee sida daran uu tabatay dadka reer berbera
Cabdirashiid mubarik (Suul)
Tell=0634281151