Warar Kasoo Kordhay Dilkii Gudoomiyaha Komishinka Gobolka Sool .

0
32

laascanood (Saxilnews.com)-Gudoomiyaha gobalka Sool Cabdiqani Maxamud Jiidhe ayaa oo ka hadlay dilkii loo gaystay gudomiyhii komishanka dorashoyinka qaranka ee gobalka sool isago telefishanka qaranka somaliland uu Sheehan in rag hubaysaan ay gurigiisa hortiisa ku togteen cawa abaro 9:30 allah ha u naxariiste Gudomiyihii komishanka dorashoyinka ee gobalka sool Cabdilaahi Maxamed Shire falkasinaa ay hada ku daba jiraan ciidamada aminiga rajanayaana in sacadaha soo socdaa gacanta ay ku soo dhigii donan gacan ku dhiglayashii dilka gaystay
Waxanu tacsi u diraay gudomiyaha gobalka sool ehelkii iyo qarabadii u ka baxay marxumku iyo gud ahaan qaranka soomaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here