Burco(Saxilnews):-Qaar Ka Mid Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani Eek U Jirey Golahii Dhexe Ee Xisbigaasi Waxay Maanta Shaaciyeen In Ay Gabi Ahaanba Iskaga Baxeen Xisbigaasi.
Xisbiga Waddani Ayaa Noqday Tusbax Furtey Tan Iyo Wixii Ka Danbeeyey Qabashada Shirwaynihii Golaha Dhexe Ee Dhawaan Uu Qabsaday.
Halkan Ka Daawo